kubram

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Curiye kalaguur ah, midabkiisu yahay baroor-cas, summad-diisuna tahay Cu. Tiro atamkiisu waa 29, cuf atamkiisu waa 63.546. Bar dhalaashan-kiisu waa 1083.4° C.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur