kudaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kudaal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
kudaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kudid. 2. Baxsi.1. Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco. 2. Faras aan la lahayn lala cararo.k.Ka, k./u, k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00