kudaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Kudid. 2. Baxsi.
  2. 1. Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco. 2. Faras aan la lahayn lala cararo.
  3. k.Ka, k./u, k.: dhibbato awgeed meel uga cararid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kud². ld kudmo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baxsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

k

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

Lamidka: kaaf

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur