kudkude

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badanyihiin; hooskuhar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hooskuhar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoosaharre.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur