kuduud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kaduudid.
  2. ld kaduud².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaduudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaduud². ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaduud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Laalaabka saanta wejiga. 2. ld kaduudid.
  2. Saanta wejiga laalaabid. ld kuduud.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur