mal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan. 2. Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya. 3. Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
  2. Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.