Qaabnax: m.l.w
Macnaha:
1. eeg kaafir. 2. eeg kufri¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)
Macnaha:
(diin) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.
Lamidka: kufri
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur