kuhaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kuhaan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kuhaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Habaar. 2. (-nno, m.dh) Qof gabayga ku habaarrama. 3. Kaahin.1. Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid. 2. Cid gabay iwm ku habaarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0