kuhaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Habaar. 2. (-nno, m.dh) Qof gabayga ku habaarrama. 3. Kaahin.
  2. 1. Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid. 2. Cid gabay iwm ku habaarid.

habaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
  2. Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.

kaahin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof waxa soo socda ka warrama.
  2. eeg kaahi.