kumbin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kumbi. ld yumbin. ld kumbis (3).

kumbi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Hilib jiir ah dufan ku shiilid. 2. ld yumbi.

yumbin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yumbi. ld dhumbin, kumbin.