kutirsane
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (c.nafl) Xubin ka mid ah xubnaha urur, tusaale ahaan, 6 waa kutirsane ururka bilaha sannadka. 2. (xis.) Xarriijinta ka samaysanta qayb ka mid ah dusha sallaxan ee toobin ama dhululubo summad: E.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

