kuuni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahan si buunbuunsan u eegto oo ku cawrido.
  2. Wax qiimo dheeraad ah leh oo cidi haysato, cid kale oo u baahani ku cawriyid.