kuuntoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Futo.Lamidka: FutoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
futoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo. 2. Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0