kuusmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kuusan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuusan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Macnaha:

  1. 1. Wax qaab kankoonsan leh noqosho. 2. Wax meel laysugu keenay noqosho.
  2. 1. Wax qaab kankoonsan leh ahaansho. 2. Wax meel laysugu keenay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur