kuusan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)
Macnaha:
- 1. Wax qaab kankoonsan leh noqosho. 2. Wax meel laysugu keenay noqosho.
- 1. Wax qaab kankoonsan leh ahaansho. 2. Wax meel laysugu keenay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

