kuwamaQaabnax: mu.we.wMacnaha:eeg kuma, tuma¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kumaQaabnax: mu.we.lMacnaha:(kuwama. w) Magacuyaale weyddiimeed oo lab oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tumaQaabnax: mu.we.dhMacnaha:(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0