kuma

Qaabnax: mu.we.l

Macnaha:

  1. (kuwama. w) Magacuyaale weyddiimeed oo lab oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur