laabbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas. ld laabis.

Lamidka: laabis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld laabis.
  2. ld laabid.

Lamidka: laabis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur