laabis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld laabis.
  2. ld laabid.

Lamidka: laabis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laab4. ld laabis², laabniin.

Lamidka: laab, laabis, laabniin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur