laabjeexQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha. ld laabqarrar.Lamidka: laabqarrarSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
laabqarrarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laabjeex.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00