laabqarrar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laabjeex.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabjeex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha. ld laabqarrar.

Lamidka: laabqarrar

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur