laablaaban
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay)
Macnaha:
- Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
- Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
Lamidka: laallaaban
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

