laablaabnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laablaaban². ld laablaabnaansho, laallaabnaan, laallaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laablaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay)

Macnaha:

  1. Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
  2. Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².

Lamidka: laallaaban

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laablaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld laablaaban.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laallaabnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laablaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laallaabnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld laablaabnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur