laabraacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laabraac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laabraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. U bogid wax loo bogo oo niyadda laga jeclaysto.
  2. Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur