laacdan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara ka ciyaar. ld laactan¹.
  2. 1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laactan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laacdan¹.
  2. ld laacdan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur