laactanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld laacdan¹.ld laacdan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laacdanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara ka ciyaar. ld laactan¹.1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0