laalan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. Wax meel kore saaran noqosho.
    0
  2. 1. Wax meel sare la saaray ahaansho. 2. Arrin aan go'aan laga gaarin ahaansho. 3. Sharci wax la baaba'shey ahaansho.
    0

laalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld laalnaan.
    0