laandheer

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur