laandheeraanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg laandheer. ld laandheeraansho, laandheeri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laandheerQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-raa, -rayd)Macnaha:L. ah: qabiil tira badan ama gobnimo ku faano.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laandheeraanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld laandheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laandheeriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld laandheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0