laangareQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:Qof lug la' ama ka dhuntinaya; jiis. ld laangarre.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-sas, m.l)Macnaha:1. Qof lugaha middood wax ka qaba oo socodkiisu dhantaalan-yahay; laangarre. 2. Dhasha yaryar ee lab-ka ah ee sagaarada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
laangarreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:ld laangare.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00