laangarre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. ld laangare.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laangare

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof lug la' ama ka dhuntinaya; jiis. ld laangarre.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur