laayacmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laayacan¹. ld layacmid.

laayacan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.
  2. Wax la layacay ahaansho. ld layacan².

layacmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg layacan¹. ld laayacmid.