laayacanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)Macnaha:Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.Wax la layacay ahaansho. ld layacan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
layacanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-cmay, -cantay)Macnaha:ld laayacan¹.ld laayacan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0