laayacnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laayacan². ld laayacnaansho, layacnaan, layacnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laayacan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Macnaha:

  1. Wax aan la ilaalinayn noqosho. ld layacan¹.
  2. Wax la layacay ahaansho. ld layacan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laayacnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld laayacnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

layacnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laayacnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

layacnaansho