laba-sakaraydh

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Sonkor molikuyuuladeedu ka kooban yihiin laba xubnood oo hal sakaraydh ah. Sukrows iyo maaltows ayaa tusaale u ah. Kuwan waxa isku xiriiriya seeto -O- ah (seeto galaykoosydheed). eeg sonkor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sonkor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sokor.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur