sonkor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sokor.

sokor

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado. ld son-kor.