labaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg lab³. ld labaansho.

lab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag. 2. Qas.
  2. 1. Wax isku qasid. 2. Wax jaah-wareerin.
  3. Wax adag ahaansho.

labaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld labaan.