lab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag. 2. Qas.
- 1. Wax isku qasid. 2. Wax jaah-wareerin.
- Wax adag ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

