labaatamaadQaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral OrdinalMacnaha:ld labaatanaad².
labaatanaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.Tirada jagaale, keeda labaatanka u dhigma. ld labaatamaad.