labaatanaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sanadaha u dhexeeya labaatan ilaa soddon.
  2. Tirada jagaale, keeda labaatanka u dhigma. ld labaatamaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labaatamaad

Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal

Macnaha:

  1. ld labaatanaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur