lababogleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Hadba dhinac u gaddoonka qof sameeyo, jirro ama ciil dartii.