labaddible

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xiridda gacmaha qof gadaal loo xiro; garbadduub. ld labaddiblayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garbadduub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub.
  2. U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labaddiblayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg labaddiblee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur