garbadduub
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub.
- U g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardadduub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

