laballaabmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laballaaban¹. ld labanlaabmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laballaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹.
  2. Wax la labanlaabay ahaansho. ld labanlaaban².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labanlaabmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld laballaabmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur