laballaaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹.
  2. Wax la labanlaabay ahaansho. ld labanlaaban².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

labanlaaban

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay)

Macnaha:

  1. ld laballaaban¹.
  2. ld laballaaban².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur