Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg laballaaban². ld laballaabnaansho, labanlaabnaan, labanlaabnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
Wax la labanlaabay noqosho. ld labanlaaban¹.
Wax la labanlaabay ahaansho. ld labanlaaban².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur