labeebQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:1. Nafley astaamihii dheddigga iyo labkaba leh. 2. Xayawaan ama geed ubaxley ah oo xubnaha taranka ee dheddigga iyo labkaba leh. ld labeebshe, labeebyo.Nafley labeeb ka yeelid.