lacaaf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.l)
Macnaha:
- 1. Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco. 2. Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal. ld callaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

