callaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Kiish yar oo caw ka samaysan oo hilibka, timirta iwm lagu rito. 2. In yar oo raashiin ah oo xayawaanka lagu dabo. 3. Deeq yar oo qof hawl qabtay la siiyo. 4. Alaab yar oo meel loo wado. 5. ld callaalid. ld calaal¹.
  2. 1. Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid. 2. Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laaluushid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laaluush².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

callaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg callaal². ld calaal¹, calaalid, callaal¹ (4).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

calaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld callaal¹.
  2. ld callaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur