lacag
Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective
Macnaha:
- 1. Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u lihi sameeyo si badeecooyinka loogu bedesho. 2. Bati.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

